Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2019

No Image

Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo kulan laqaatay Wasaaradda Dastuurka iyo Guddiga Dib u eegista Dastuurk

30th July 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan xog wareysi iyo wadatashi ah la yeeshay masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La Socodka Dastuurka […]

muusa

Daawo:Ururka Suxufiyiinta Somaliland Iyo Ururada Udooda Xuquuqal Insanka oo Cambaareen u jeediyey Taliska Muuse Biixi

30th July 2019 admin 0

Sawiro:Ugaaska Beesha Mareexaan oo laga Raali galiyey Aflagaado ay u gaysteen Maamulka Jubbaland

30th July 2019 admin 0

Magaalada Kismaayo waxaa ka dhacay kulan dhexmaray Ugaas Maxamed ugaas xaashi ugaas xirsi iyo Madaxwayne Kuxigeenka Koowaad ee Dawlad Goboleedka Jubaland Maxamuud sayid Adan oo […]

deni

Daawo:Madaxweyne Deni oo xariga ka jiray Warshada tuubooyinka iyo siliga oo Garoowe Laga furay.

30th July 2019 admin 0

Madaxwayne Deni iyo Gudoomiye Mursal oo Garoowe ku kulmay

30th July 2019 admin 0

Guddoomiyaha golaha Shacabka Soomaaliya, mudane; Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, ayaa Magaalada Garoowe kula kulmay Madaxweynaha maamul Goboleedda Puntland, Siciid C/llaahi Deni. Labada mas’uul ayaa waxay […]

cali

Shiiq Wajiis oo beeniyey warbixintii lagu daabacay wargays lagalee Sacuudiga

30th July 2019 admin 0

Lataliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ee Arrimaha Carabta iyo Islaamka Sheekh Cali Maxamuud Xassan (Wajiis) ayaa beeniyay warbixin lagu daabacay wargeyska Alwaddan ee kasoo baxa Dalka Sucuudiga, […]

No Image

Daawo:Waxgaradaka Magaalada Gaalkacyo ayaa gudoomay Casuumaada Shirka Dibu-heshiisiinta ee ka furmi doona Dhuusamareeb

29th July 2019 admin 0

Guddigga Dibu-heshisiinta Galmudug ayaa odayaasha iyo waxgaradaka magaalada Gaalkacyo gudoonsiiyay Casuumaada Shirka Dibu-heshiisiinta ee shanta bisha ka furmi doona magalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Guddiga […]

hirshabee

Masuuliyiin ka Tirsan Hirshabelle ayaa ka qeybgalay Gabagabada Shirkii Dhab-u-heshiisiinta Ee ka Socday Baladweyn

29th July 2019 admin 0
masjid

Dhismaha Masjidka Yagori oo Bulshada loogu baaqay inay ka qayb qaatan

29th July 2019 admin 0
matxafka

Daawo:Shaqaalaha wasaarada arrimaha gudaha iyo Federaalka oo ka qaybgalay dhismaha maktabadda Qaranka

29th July 2019 admin 0
mursal

Daawo:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaliya oo lagu soo dhaweeyey Garoowe

29th July 2019 admin 0

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo lakulmay wafti kasocda Ururka iskaashiga islaamka

29th July 2019 admin 0

Ra’iisul wasaare ku-xigeena xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay kaaliyaha xoghayaha guud ee Ururka iskaashiga islaamka (OIC) […]

muuse

Madaxwaynaha Maamulka Somaliland oo ka hadlay Dilka ciidamo ka tirsan Somaliland

29th July 2019 admin 0

Sawiro:Beelaha Shanta Shanbaro ee Jubbooyinka oo ka cabanaya Faragalin dhanka Oday dhaqameedkooda ah.

29th July 2019 admin 0

Nabadoono dubab iyo Ugaasyo ka  tirsan Beelaha Shanta Shanbaro ee gobolada Jubbooyinka ayaa shir Jara’id  ku qabtay magaalada Columbus Ohio.Waxgardkan Shanta shanbaro Ujeedka Kulankooda waxa […]

No Image

Ceelwaaq:Alshabaab oo Weerar Madaafic ah ku qaaday Ciidamada kenya

29th July 2019 admin 0

Wararka ka imaanaya Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in Ciidamada Kenya ee Halkaas ku sugan ay qasaaro soo gaartay kadib markii kooxda […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 21 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes