Daawo:Waxgaradaka Magaalada Gaalkacyo ayaa gudoomay Casuumaada Shirka Dibu-heshiisiinta ee ka furmi doona Dhuusamareeb

Guddigga Dibu-heshisiinta Galmudug ayaa odayaasha iyo waxgaradaka magaalada Gaalkacyo gudoonsiiyay Casuumaada Shirka Dibu-heshiisiinta ee shanta bisha ka furmi doona magalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Guddiga Dib heshiinta Galmudug ayaa horay waxay u booqdeen Caabudwaaq, Balanbale, Xeraale iyo Huurshe waxayna la kulmeen Ugaasyada iyo waxgaradka iyagoo kala hadlay sidii ay uga soo qayb gali lahaayeen shirwaynaha Dib heshiisiinta Galmudug kaas oo lagu wado inuu kadhaco Magaalada Dhuusamareeb.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.