Balanbale:Dowlada iyo Bulshada Somaliyeed oo loogu baaqay inay ka qayb qaatan Dhismaha Garoonka diyaaradaha

Degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa kabilowday dhismaha Garoonka Diyaardaha kaas oo bulshada iyo maamulka Degmada Balanbale ku dhisayaan Isxilqaan.

Maamulka iyo waxgaradka Degmada Balanbale ayaa waxay dowlada Soomaliyeed, maamulka Galmudug iyo Bulshada Soomaliyeed ugu baaqeen in laga qayb qaato dhismaha Garoonka Cusub ee Diyaaradaha Degmada Balanbale.

Dhismaha Garoonkaan diyaaradaha Degmada Balabale ayaa waxuu faa’iidooyin badan usoo kordhin doonaa Bulshada Balanbale iyo Deeganada ku hareeraysan oo ay kamid yihiin shacabka Dowlad deegaanka Soomaliyeed ee Itoobiya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.