Daawo:Suxufiyiinta ka hawgala Jowhar oo ka hor yimid Kooxda ku qaraabata Ururka NUSOJ

Qaar kamid ah Saxafiyiinta Jowhar kahowlgala ayaa kubaaqay in Shirweyne lagu dhisayo hogaanka Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed leysugu yimaado waxaana ay kahor yimideen kooxaha lunsaday Xuquuqdii Saxafiyiinta Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.