Daawo:Shir lagu Taageerayo Kenya iyo Axmed madoobe oo dhooblay ka dhacay

Qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka dhooblay oo kulan ku yeeshay magaalada Dhoobley ayaa war-murtiyeed kasoo saaray waxayna Taageero u muujiyeen Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo Dowlada Kenya iyagoo Dowlada Soomaliya ugu baaqay inay Muranka Kenya kala Dhaxeeya lagu dhameeyo wadahadalo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.