Barlamaanka Soomaliya oo meel mariyey sharciga Batroolka

shidaal

Xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya ayaa fadhigoodii baarlamaanka Soomaaliya waxay goordhow meel mariyeen Sharciga Badroolka Soomaaliya.

Xildhibaano gaaraya 150 mudane ayaa u codeeyay Sharciga Badroolka halka 4 kalane ay diideyn ma jirto Xildhibaan ka aamusay sida uu goordhow ku dhawaaqay Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudeey.

Shircigaan oo ay dood badan ka qabaan madaxda maamul gobaleedyada Soomaaliya ayaa Xukuumadda Soomaaliya waxay gelisay waqti badan sidii ay loo ansixin lahaa balse lama ogi jawaabta ay ka bixin doonaan madaxda maamul Gobaleedyada go’aanka golaha shacabka ee maanta sharcigaas codka lagu siiyay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.