Daawo:Madaxweyne Xaaf oo kasoo degay airportka Garoowe

xafsade

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed ducaalle Geelle Xaaf, iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka Puntland. Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Garoowe waxaa Wafdiga Madaxweynaha Galmudug ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi Deni, iyo Xubno kale oo ka tirsan Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.