Sawiro:Gudoomiye Yariisow ayaa kormeeray Degmada Warta Nabadda oo Nalalka Cadceeda laga hirgaliyey

yariisow

Gudoomiyaha gobalka banaadir ahna duqa magaalada muqdisho oo ku yimid kormeer degmada warta Nabada gaar ahaan inta u dhaxaysa isgoyska foloransa iyo warshadaha halkaasi uu maamulka gobalka ka hirgalshay nalalka ku shaqeeya cad ceeda.

Dhanka kale Gudoomiye Yariisow ayaa wuxuu waqti fiican kula qaatay isgoyska Cali kamiin qaar ka mid ah dhalinyarada dagan xaafadaas.

muqdisho
yariisow
yariisow

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.