Daawo:Madaxweyne Waare oo lagu soo dhaweeyey Garoowe

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa Garoowe ku soo dhaweeyey wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare kaas oo kaqayb galaya shirka maamul goboleedyada iyo Dowlada federaalka ah uga furmaya Garoowe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.