Daawo:Madaxwayne Farmaajo oo gaaray dalka Masar

Madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdi u hogaaminayo ayaa gaaray dalka Masar uu ka furmayo shir heer Madaxweenayaal oo looga hadlayo xaaladda cakiran ee wadanka Sudan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.