Top News:Doorashadii Baarlamanka Jubbaland oo dib udhacday

wararka Naga Soo Gaaraya Madaxtooyada Jubbaland ayaa waxay sheegayaan inay doorashadii Barlamaanka Jubbaland ay dib udhacday arimo laxariira amniga iyo qilaaf xoogan oo kajira habka loo soo dooranayo Xildhibaanada Jubbaland iyo deegaano badan oo katirsan Jubbaland oo ay ka taliya kooxda argagixisada Jubbaland.

War kale oo aan la xaqiijin ayaa waxay sheegayaan dib udhaca ku yimid doorashadii Barlamaanka Jubbaland inay kamid tahay Heshiiskii ay galeen dowlada soomaliya iyo Axmed madoobe.

waxii wara oo kasoo kordha doorashada Xildhibanada Jubbaland wararkeena dambe kala socda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.