Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2019

farax

Xildhibaan farax Xasan ayaa Ra’iisalwasaare Khayre kaga digay aaditaanka Kismaayo

10th March 2019 admin 0

Xildhibaan Faraax xasan oo kamida Xildhibaanada Fedraalka soomaliya ayaa waxuu Qoraal udiray Ra’iisalwasaraha soomaliya Xasan Cali khayre kaas oo ku wajahan Magaalada Kismaayo, Xildhibaan Faraax […]

farmaajo

Daawo:Qaban-qaabada soo dhawaynta Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kismaayo si Xoog leh uga Socota.

10th March 2019 admin 0

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee dawlad gobaleedka Jubaland ayaa waxaa ka socota qaban-qaabadii ugu dambaysay ee lagu soo dhawaynayo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya […]

amisom

Madaxweynaha Uganda oo ku hanjabay in Ciidankiisa kala baxayo Soomaaliya

10th March 2019 admin 0

Madaxwaynaha dalka Uganda Yoweri Museveni, ayaa ku hanjabay in ciidamadiisa kajooga soomaaliya qaybtana ka ah kuwa nabad ilaalinta midowga afrika uu dhamaantood gudaha dalka Soomaaliya […]

Itoobiya

Diyaarad ay Leedahay Shirkadda Ethopian Airline oo Burburtay

10th March 2019 admin 0

Diyaarad rakaab oo nuuceedu yahay Boeing 737 islamarkaana laga leeyahay dalka Ethiopia ayaa burburtay iyadoo ku guda jirta duulimaadkeeda isaga kala goosha magalooyinka Addis-Ababa iyo […]

ciidan

Alshabaab oo hub looga furtay Shabeelada Hoose

10th March 2019 admin 0

Ciidamada Amniga ayaa Ka furtay hub kala duwan kooxda Argagixisada al-Shabaab Ka dib hawlgal ay Ka fuliyeen Degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Habeenimadii 09-kii […]

No Image

Muuqaal:Isimo ku Sugan Gobolka Bari oo Tacsi u Diray Eheladii uu ka Geeriyooday Suldaan Bashiir Muuse Koonte

10th March 2019 admin 0
balad

Baladxaawo:Munaasabadda xuska maalinta haweenka adduunka

10th March 2019 admin 0
maryan

Daawo:Dr Maryan Qaasin oo Puntland u sheegtay inaan dabaaldagno Ma ahayn

9th March 2019 admin 0

Xuska Maalinta Haweenka Aduunka ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Garoowe waxaana ka qayb Galay Madaxweynaha Maamulka puntland Mudane siciid cabdilaahi dani wasiirka wasarada hawenka,qaar kamida […]

cabdi

Daawo:Gudoomiyaha Aqalka Sarre oo ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Wasiirkii Dastuurka

9th March 2019 admin 0

Gudoomiyaha golaha aqalka sare Cabdi Xaashi ayaa tacsiyeeyey geeridii ku timid Wasiirkii hore ee Dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil kaas oo ku geeriyooday dalka Magaalada Dubai […]

xoosh

Masuuliyiinta iyo shaqaalaha wasaaradda Dastuurka oo ka tacsiyeeyey geeridii Wasiir Xoosh

9th March 2019 admin 0
bqoqrburhan

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo la kulmay Madaxwaynaha Soomaliya

9th March 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa saakay Qasriga Madaxtooyada Kuqaabilay Boqor Burhaan Boqor Muuse oo maalmahaan booqasho ku joogay Magaalada Mudisho, Boqorka ayaa […]

No Image

Daawo:Magaalada Kismaayo oo laga dareemayaa qabanqaabada soo dhaweynta Ra’iisul wasaare Kheyre

9th March 2019 admin 0
No Image

Daawo:Madaxwaynaha Maamulka Somaliland oo Markii Labaad u Safray Imaaraadka Carabta

9th March 2019 admin 0

Madaxwaynaha Maamulka Goboleedka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Markii Labaad u Safray dalka Imaaraadka Carabta oo uu ka helay Casumaad, Safarka Madaxwayne Muuse ayaa waxuu […]

No Image

Daawo:Suldaan Bashiir Muuse Koonte Oo Aas Loogu Sameyay Duleedka Boosaaso

9th March 2019 admin 0

Suldaan Bashiir Muuse Koonte oo kamida ahaa Salaadinta Puntland ayaa aas Loogu Sameyay Duleedka Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Suldaanka […]

xoosh

Daawo:Guddiga Qaban-qaabada Aaska Qaran Ee Allaha U Naxariistee Wasiir Xoosh Oo Diyaariyay Qorshaha Aaska

9th March 2019 admin 0

Guddiga Qaban-qaabada aaska Qaran ee Allaha u naxariistee wasiirkii hore ee arrimaha dastuurka, Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil, ayaa ka war bixiyay kulamo ay yeesheen oo ay […]

Posts pagination

« 1 … 17 18 19 … 25 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes