Daawo:Gudoomiyaha Aqalka Sarre oo ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Wasiirkii Dastuurka

cabdi

Gudoomiyaha golaha aqalka sare Cabdi Xaashi ayaa tacsiyeeyey geeridii ku timid Wasiirkii hore ee Dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil kaas oo ku geeriyooday dalka Magaalada Dubai ee dalka Imaaradka Carabta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.