Daawo:Dr Maryan Qaasin oo Puntland u sheegtay inaan dabaaldagno Ma ahayn

maryan

Xuska Maalinta Haweenka Aduunka ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Garoowe waxaana ka qayb Galay Madaxweynaha Maamulka puntland Mudane siciid cabdilaahi dani wasiirka wasarada hawenka,qaar kamida labada gole ee dowlada iyo bulshada, Dr Maryan Qaasim iyo qaybaha kala duwan oo ee Bulshada.

Dr Maryana Qaasim oo ah wakiilka Puntland ee Madaxa Hay’ada Qaramada Midoobay UNFPA ayaa waxay Munaasabadii lagu xusaayey Maalinta Haweenka ee lagu qabtay Garoowe ka sheegtay inaan maanta Farxad noo Banaanayn inta Guryo badan oo ka tirsan Puntland iyo Somnaliya ay Hooyooyin badan Dhiig bax iyo daryeel la’aan ugu dhintee.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.