Daawo:Madaxwaynaha Maamulka Somaliland oo Markii Labaad u Safray Imaaraadka Carabta

Madaxwaynaha Maamulka Goboleedka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Markii Labaad u Safray dalka Imaaraadka Carabta oo uu ka helay Casumaad, Safarka Madaxwayne Muuse ayaa waxuu laxariira sidii xirirka Maamulka Somaliland iyo Dalka imaaradka kor loogu qadi lahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.