Daawo:Suldaan Bashiir Muuse Koonte Oo Aas Loogu Sameyay Duleedka Boosaaso

Suldaan Bashiir Muuse Koonte oo kamida ahaa Salaadinta Puntland ayaa aas Loogu Sameyay Duleedka Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Suldaanka ayaa shalay waxaa lagu dhexdilay masaajid ku yaala Magaalada Bosaaso waxaana aaska Suldaanka ka qayb galay Madaxda iyo bulshada kusgan Magaalada boosaaso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.