Wasiir Sabriye oo Fariin uusan jeclaynbu sida Xaaf

xaaf

Wasiirka Arimaha Gudaha Federalka iyo Dib-heshiisinta ee Xukuumadda dalka Eng Cabdi Maxamed Sabriye ayaa saacadaha soo socda ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug, Safarka Wasiir Sabriye  ee Dhusamareb ayaa waxaa ku wehliya Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya.

Ujeedka Wasiirka ee Dhuusamareeb ayaa ah geedi socodka Doorashada la filayo iney ka dhacdo Galmudug bartamaha Sanadkan sida uu qorshuhu yahay.

Safarka Wasiir Sabriye  ku tagayo Dhuusamareeb maanta oo Isniin ah ayaa ka duwan safaradii hore, waxaa qaban qaabada soo dhaweyntiisa ka socotaa magaalada Dhuusamareeb.Did you like this? Share it:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.