Daawo:Madaxwayne Farmaajo Somaliya waxaa looga soo duulay dibada iyo dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kormeer ku tagay Dugsiga Tababarka ee Janaraal Goordon iyo Taliska Guud, isaga oo kulamo xog wareysi ah la yeeshay saraakiisha ugu sarreeysa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Madaxwayne farmaajo oo Khudbad dheer u jeediyey saraakiisha Ciidanka ayaa sheegay inuu balantiisii kasoo baxay loona baahan yahay in cadowga wadanka laga xoreeyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.