Daawo:kulan lagu qiimeynayo Waxqabadka iyo Fashilka Wasaaradda warfaafinta oo kadhacay Muqdisho.

wasiir

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geele ayaa daah-furay kulan lagu qiimeynayo waxqabadka Wasaaradda Waraafinta Soomaliya.

Wasaarada Warfaafinta Soomaliya waxaa ka hawl gala shaqaalo aad u tira Badan waxaana si fiican loo qalabeeyey Telefishinka iyo Raadiyaha Dowlada Soomaliya, lakiin sidii la rabay warbaahinta uma shaqeyso oo waxaa ka jira Habacsanaan badan waxaana xaga wax qabadka kaga Fiican warbaahinta gaarka loo lee yahay kuwaas oo ka shaqaalo, qalab iyo aqoonba yar warbaahinta Qaranka waxaana loo baahan yahay in isbadal dag daga lagu sameeyo si warbaahinta qaranka si ay ula Tartanto warbaahinta Africa iyo kuwa Caalamka.

Kulanka oo mudo saddex cisho ah socon doona ayaa waxaaka qayb galay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Mudane Aadan Isaaq, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Agaasimayaasha Waaxyaha ,La taliyaasha Wasaaradda iyo Madax-qeybeedyada Wasaaradda Warfaafinta.


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.