Daawo:Caabudwaaq Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo kormeeray Barakacayaasha.

carabay

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi ayaa kormeer ku tagay Kaamka Mahad Alle oo ay kunool yihiin Qoysas ka soo barakacay deegaano katirsan Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya si uu ugu kuur galo xaaladda Bini’aadnimo oo haysata Qoysaskaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.