Muuqaal:Madaxweynaha Puntland ayaa maanta u kuur galay xaalada Cisbitaalka Magaalada Garoowe.

deni

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdulahi Dani ayaa waxuu maanta u kuur galay xaalada Cisbitaalka dhexe ee Magaalada Garoowe waana markii ugu horaysay oo Madaxwaynaha Puntland Booqdo isbitaalka tan iyo intii ladoortay,
Wasiirka Caafimaadka Dr Jaamac Faarax ayaa ka warbixiyey kormeerka Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Denio ku sameeyey Isbitaalka dhexe ee Magaalada Garoowe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.