Daawo:Maamulka Cadaado ayaa sheegay inay Ciidamada Dowlada Soomaaliya ay iyaga ka Codsadeen

Gudoomiyaha degmada Cadaado Cabdulaahi Cabdiraxman Tootoole oo warbaahinta kula hadlay xarunta madaxtooyada Galmudug ayaa sheegay in Odayaasha Dhaqanka iyo Maamulka Degmada ay ka codsadeen taliska nabad sugida inay la wareegaan gacan heynta madaxtooyada

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.