Muuqaal:Madaxwayne Mustafe Cagjar Wax shir direed ah oo aan aqoonsanahay Majirto

mustafe

Axmed: 03 Marso 2019, Madaxweynaha dowlad-deegaanka Soomaalida Ethiopia Mustafe Muxummed Cagjar ayaa wareysi uu VOA siiyay kaga hadlay shirka Addis Ababa u socday xubno Soomaali ah gaar ahan qaar kamida Beesha Direed waxuuna sheegay dadkaas Addisa Abab ku shiraya inaysan ahayn dad deegaanka ah balse ay yihiin dad kayimid dalalka dariska ah.

Madaxwayne Mustaf Cagjar ayaa waxuu sheegay inuusan aqbalayn shir lagu kala jabinaayo midnimada shacabka Soomaalida maana yeelayno shir aywadato beel Darood, beel hawiye ama mid lamida, Soomaali baan nahay ayadaana nadeeqda ayuu yiri Madaxwyane Mustaf Cagjar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.