Cadaado:Ciidanka NISA ayaa caawa Maleeshiyaad Beeleed kala la wareegay madaxtooyada Galmudug

Ciidamada NISA ee qeybta Galmudug ay Caawa Dagaal kula wareegeen Madaxtooyada Galmudug ee ku taalla Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, Xarunta madaxtooyada Cadaado ayaa bilihii dambe waxaa ku sugnaa maleeshiyo beeleed balse caawa ayaa la wareegay ciidanka NISA ee Galmudug.

Madaxtooyada Galmudug ee magaalada Cadaado ayaa loo diyaarinayaa doorashada hogaanka Galmudug maadama gabogabo yahay mudo xileedka baarlamanka iyo hogaanka Galmudug, Xaalka Cadaado ayaa caawa daganayn waxaase lafilayaa in bari xaalka Amni ee Magaalada Cadaado inuu Caadi kusoo nqon Doono.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.