Daawo:Biyo la’aan ka jirta deegaanno hoos taga degmada Beledxaawo

Qaar kamida Deeganada ku dhow Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxaa laga soo sheegayaan inay ka jirto biyo la’aan taas oo saameysay dadka iyo Xoolaha, Maamulka ayaa waxay Biyo gaarsiiyeen Deeganadaas Biyo la’aanta kajirto waxayna ugu baaqeen dowlada federaalka iyo Hay’adaha Samafalka inay Gurmad lasoo gaaraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.