Top News:Ciidamada Amniga oo soo afjaray Weerarkii Shabab Shabab Badana soo bad baadiyey

maka

Waraka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaliya ayaa waxay sheegayaan in Ciidamada Amniga ay ku geelaysteen inay soo afjaraan weerarkii kooxda Argagixisada Shabab kusoo qaadeen goobo Ganacsi iyo Hoteelo ku yaalada Magaalada Muqdisho uuna kamid yahay hotel Maka almakurama.

Ciidmada aminaga soomaliya ayaa waxay dileen kooxihii dagaalka Fulinayeyn ee katirsanaa Alshabab waxayna soo bad baadiyeen dad shacabka oo ku jiray Hoteelada iyo aguryo ka ag dhawaan goobaha dagaalka kasocday.

wararkeen a dambe kala socda warar dheeraad ah iyo laamha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.