Daawo:Khaadka Kenya ka imaanaya oo lajoojinaayo Diyaarad Khaad wada oo katimid Itoobiya

qaad

Ganacsatada Soomaaliyeed ee Khaadka ugu imaanjiray Dalka Kenya ayaa waxay sheegeen in maanta lagabilaabo ay joojiyeen Khaadka uga Yimaada kenya waxayna Kaloo sheegeen Ganacsatada Khaadka Soomaliyeed inay garab taagan yihiin dowlada iyo shacabka Soomaliyeed.

Dhanka kale waxaa Magaalada muqdisho Yimid Diyaarado Khaad wada oo ka yimid Dealka Itoobiya kaas oo ka Raqiisan kan Kenya waxaan Kenya soo gaari doona qaasaaro aad ubadan waxaan shaqo waayi doona in ka badan Malyan qof oo ka shaqeysta Khaadka imaan jiray Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.