Madaxwayne Farmaajo ayaa lakulmay Safiir Tarsan

Tarsan

MenuHomeCiyaarahaEnglish NewsMaqaaloSomali NewsContact us 

WARARKAMadaxwayne Farmaajo ayaa lakulmay Safiir TarsanGanacsatada khaadka ee dalka Kenya oo u Hanjabay SomaliyaQaar kamida wadooyinka Muqdisho oo xiranDadka Somaliyeed maku baraarugsan yihiin Dhagarta Ay maleegeen aedaydii Gabre KabiirkeedaDaawo:Dowladda Soomaaliya oo ka Jawaabtay Duulaankii Kenya kusoo qaaday Soomaliya

Home / Wararka Maanta / Madaxwayne Farmaajo ayaa lakulmay Safiir Tarsan

Madaxwayne Farmaajo ayaa lakulmay Safiir Tarsan

By admin

Save

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaabilay safiirka Soomaaliya ee Kenya Maxamed Axmed Nuur (Tarzan) kaas oo dhowaan dowladda Kenya ku wargalisay in uu dalkiisa ku laabto.

Waxaa la fahamsanyahay in safiirka uu madaxweynaha warbixin ka siiyay xiriirka dublamaasiyadeed ee labada dal.

Dowladda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay cabashadii Kenya ee ahayd in dhul badeed lagu muransanyahay ay xaraashtay, waxayna sheegtay in aysan arrinkaas waxbo ka jirin.

Dowladda waxa ay nasiib daro ku tilmaamtay in ay Danjire Tarzan ku wargaliso in uu Kenya ka boxo iyada oo aysan jirin wadatashi ka horeeyay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.