Top News:kenya oo xaaladu ku Xumaatay ayadoo sheegtay inaysan Cayrin Safiir Tarsan

tarsan

Dowlada Kenya ayaa waxaa Culays kaga yimid Shacabka iyo Siyaasiyiinta Kenya ayakoo sheegay Madaxdooda inay ku dag dageen Go’aankii ay ka qaateen Muranka Bada ee Soomaliya iyo Kenya, Dhanka kale Shacabka iyo Siyaasiyiinta Kenya ayaa waxay sheegeen Kenya inuu qasaaro Maaliyeed oo badan kasoo gaarayo Haduu Xumaado Xirirka Somaliya iyo Kenya.

Wasaarada Arrimaha Dibada Kenya ayaa weaxay sheegtay inaysan Cayrin Safiirka Soomaliya u fadhiya Kenya Tarsan balse ay u dirtay inuu dalkiisa ahaado oo kala tashado eedaynta kenya usoo Jeedisay Somaliya oo ah in soomaliya ay London ku xaraashaysay Shidaalka ku jira Xuduud badeedka Kenya.
kenya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.