Daawo:Bulshada Caabudwaaq oo ku baaqday in Kenya Xiririka Loo Jaro

Bulshada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay ka hadleen Gardarada Kenya waxayna Sheegeen in talabaada ku haboon laga qaado oo ay ka mid tahay in Xiririka loo jaro Ciidamadoodana kala Baxaan dalka Soomaliya lana Joojiyo qadka Soo Gala Soomaliya kaas oo ay Maaliyiin Doolar kenya Kasoo Gasho.

Shacabka Soomaliyeed ayaa waxay aad uga Xanaaqeen weerarka Cad ee Kenya kusoo qaaday Soomaliya iyadoo tixgalin xirirka iyo darisnimada Labada Dal.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.