Daawo:Wasiirka Batroolka Soomaaliya ayaa Beeniyey in London Lagu iibinayey Shidaalka Soomaaliya.

shidaal

Wasiirka Macdanta iyo Batroolka Soomaaliya oo ku laabtay magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyay wixii ka soobaxay Shirkii Shidaalka Soomaaliya ee ka dhacay magaalada London Kaas oo dowladda Soomaaliya ay kusoo bandhigtay kheyraadka ku jira dalka Soomaliya.

Dhanka Kale Wasiirka Macdanta iyo Batroolka ayaa Beeniyey in Shirkii London Lagu iibinysay Qayb Kamida Shidaalka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.