Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2019

xaashi

Daawo:Wafdi ka socda Aqalka sarre oo gaaray Garoowe

24th January 2019 admin 0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa Maanta gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamul Goboleedka Puntland. […]

godax

Daawo:Wafti Wasiiro ah oo katirsan Dowlada Somalia oo Gaaray Garoowe

24th January 2019 admin 0

Wasiiro katirsan Dawladda Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Garoowe ee Caasumada maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland waxayna ka qabgalaya Caleema saarka Madaxweynaha Puntland […]

batuulo

Daawo:Gudoomiyaha Haweenka qaranka oo Garoowe lagusoo dhaweeyey

24th January 2019 admin 0

Wafti ay hogaaminaysay gudoomiyaha Ururka haweenka Qaranka Somaaliyeed Marwo Batuullo Gaballe ayaa waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweysay Gudoomiayah Ururka Haweenka Puntland khardo warsame jaamac iyo […]

gaas

Daawo:Gaas Oo kahadlay aaski marxuun jarnaal C/laahi Cali Mire Carayis oo lagu Aasay Magaalada Garoowe

24th January 2019 admin 0
deni

Daawo:Madaxwaynaha Puntland ayaa kahadlay aaski marxuun jarnaal Cabdulaahi Cali Mire Carayis

24th January 2019 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland waxaa ku wehelinayey Aaska Qaran ee loo sameeyey Marxuum Gen. Cabdullaahi Cali Mire, Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilm Cismaan’ Madaxweynayashii hore […]

mareeye

Daawo:Ganacsatada Soomaaliyeed Iyo kuwa Finland Oo Kala Saxiixday Heshiisyo Maalgashi

24th January 2019 admin 0

Shir ay soo qaban qaabisay Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha oo ay ka qayb galeen ganacsato Soomaliyeed iyo kuwa kasocda dalka Finland ayaa waxaay kala saxiixdeen […]

Aqalka

Sawiro:Safiirka Turkiga oo Casho Sharaf u sameeyey Aqalka Sare  Somalia

24th January 2019 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdilaahi iyo xubna Senatora ah ayaa aqbalay casho sharaf uu u fidiyay Safiirka u fadhiyo […]

sayid

Daawo:Odayaal Kismaayo ka sheegay in Madaxwayne kuxigeenka Jubaland laga hor istaagin Baardheere

24th January 2019 admin 0

oadyaal kulan ku qabsaday Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meelgaarka ee maamulka Jubbaland ayaa waxay sheegeen inaysan haboonayn in Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland Maxamuud sayid Aadan […]

No Image

Ardayda Iskuulada dhuusamareeb oo carro ka muujiyay Gabar Arday da’yar ah oo lagu kufsaday Guraceel

24th January 2019 admin 0
masjid

Bulshada Soomaaliyeed oo loogu baaqay ka qabqaadashada dhismaha Masjiddu-raxma

24th January 2019 admin 0
xanab

Akhriso:wasiirka Dastuurka koonfurgalbeed oo Xasan Shiiq Ceebtiisa bananka Soo dhigay

23rd January 2019 admin 0

Madaxweynihii Hore Xasan Sheekh Maxamuud oo kahadlay Kulan Muqdisho uu ku qabtay Xisbiga Midowga Nabada iyo Horumarka ayaa waxuu eedeeyey dowlada fedraalka ee soomaliya asagoo […]

mustafe

Daawo:Madaxwayne Musftaf Cagjar oo Xilka kaqaaday Wasiiro iyo masuuliyin kale

23rd January 2019 admin 0

Madaxwaynaha deegaanka Soomalida Mustaf Cagjar oo kulan laqaatay Golaha Wasirada ee Mamulka Somalida ee Ethopia ayaa Xilki ka qaaday Wasirki Xiriirka Dowlada Guuled Aw Cali […]

No Image

Daawo:Ra’iisul Wasaare Somalia Oo La Kulmay Safiirrada Yurub ee lalaha kismaayo ayaa laga ceshay

23rd January 2019 admin 0

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan mira dhal ah kula yeeshay safiirrada dalalka midawga Yurub ee Soomaaliya. […]

No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Muqdisho Uga Qayb Galay Shirka Dib-u-dhiska Dalka

23rd January 2019 admin 0

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qayb galay shir laba maalin socanayo oo looga hadlayo dib-u-dhiska dalka. […]

No Image

Muuqaal:Sheekh Keenyaawi oo ka qayb qaatay Olalaha Isxilqaan

23rd January 2019 admin 0

Sheekh Maxamed Keenyaawi oo hadal waano iyo dhiirigalin ah u jeediyey umadda Soomaaliyeed xilli uu maanta ka qeybqaadanayey Ololaha Isxilqaan ee lagu dhisaayo Golaha Murtida […]

Posts pagination

« 1 … 7 8 9 … 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes