Daawo:Gudoomiyaha Haweenka qaranka oo Garoowe lagusoo dhaweeyey

batuulo

Wafti ay hogaaminaysay gudoomiyaha Ururka haweenka Qaranka Somaaliyeed Marwo Batuullo Gaballe ayaa waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweysay Gudoomiayah Ururka Haweenka Puntland khardo warsame jaamac iyo qaar ka mid ah masuuliyiinta Ururka Haweenka Puntland.

Waftigaan ay hogaaminasyo Gudoomiyaha ururka Haweenka qaranka Slamoiyeed ayaa waxay ka qayb galaysaa ayada iyo xubsno kale oo ka tirsan Haweenka Soomaliyeed Caleemo saarka Madaxwyanaha cusub ee Puntland kas oo maalinta sabtida ah ka dhacaya Magaalada Garoowe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.