Daawo:Odayaal Kismaayo ka sheegay in Madaxwayne kuxigeenka Jubaland laga hor istaagin Baardheere

sayid

oadyaal kulan ku qabsaday Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meelgaarka ee maamulka Jubbaland ayaa waxay sheegeen inaysan haboonayn in Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland Maxamuud sayid Aadan aan laga hor istaagin inuu imaado Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.