Muuqaal:Sheekh Keenyaawi oo ka qayb qaatay Olalaha Isxilqaan

Sheekh Maxamed Keenyaawi oo hadal waano iyo dhiirigalin ah u jeediyey umadda Soomaaliyeed xilli uu maanta ka qeybqaadanayey Ololaha Isxilqaan ee lagu dhisaayo Golaha Murtida iyo Madadaalada iyo Maktabada qaranka Soomaliyeed taas oo uu Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu ka ka daahfuray Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.