Daawo:Ganacsatada Soomaaliyeed Iyo kuwa Finland Oo Kala Saxiixday Heshiisyo Maalgashi

mareeye

Shir ay soo qaban qaabisay Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha oo ay ka qayb galeen ganacsato Soomaliyeed iyo kuwa kasocda dalka Finland ayaa waxaay kala saxiixdeen heshiisyo Maalgashi, waxaana munaasabadaas goobjoog ka ahaa Wasiir wasaarada Ganacsiga Somaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.