Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2019

batuulo

Daawo:Ururka haweenka Puntland oo sodhaweyn usameyey Haween kasocda ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyed.

28th January 2019 admin 0
deni

Daawo:Madaxwaynaha Puntland oo Cilaanshay shir udhexeeya Dowlada iyo Maamul Goboleedyada

28th January 2019 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo Shirjaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa sheegay in Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Madaxda Dowladdaha Xubnaha Ka ah Dowladda […]

No Image

Muuqaal:Garoowe Kulan dhexmaray Madaxwayne Laftagareen iyo Shacabka koonfurgalbeed

28th January 2019 admin 0

Madaxwaynaha Koonfur galbeed Cabdiciis Xasan Maxamed Lafta gareen oo kulan la qaatay Shacabka Koonfur-galbeed ee ku nool Deeganada Puntland ee Soomaaliyeed.

farmaajo

Akhriso:Warsaxaafadeed Laga soo Saaray Shirkii Madaxwayne Farmaajo iyo Madaxda Maamul goboleedyada

28th January 2019 admin 0

Shirarkii wadatashiga ahaa ee ka socday magaalada Garoowe kuwaas oo u dhexeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada dalka […]

No Image

Daawo:Ra’iisul Wasaaraha soomalia ayaa KENYA kala hadlaya dhibaatada ay kuhayan shacabka somalia

28th January 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku soo gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda Dalka […]

gul;ed

Daawo:Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Somaliya ayaa Daah-furay Qorshaha Fulinta Ballan Qaadyadii wasaaradaha

28th January 2019 admin 0

Ku-simaha ra’iisul wasaarha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), ahna ra’iisul wasaare ku-xigeen, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta daah-furay qorshaha fulinta ballan qaadyadii wasaaraduhu la […]

No Image

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Khayre Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Booqasho Rasmi Ah Ku Gaaray Kenya

28th January 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku soo gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda Dalka […]

xasan

Daawo:Dowladii Xasan Shiiq oo uga faa’idayn ummada Somaliyeed Heshiis caafimaad oo Bilaash ah oo turkiga ku deeqay

28th January 2019 admin 0

Turkiga iyo Soomaliya ayaa waxay kala saxiixdeen heshiis Caafimaad 2013 oo soconaya 5 Sano kaas oo aan ummada looga Faa’dayn. Heshiiskaan ayaa waxuu dhigaayey in […]

No Image

Ra’iisalwasaare Khayre oo u dhoofay dalka Kenya

28th January 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane; Xasan Cali Khayre iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta booqasho rasmi ah ugu ambabaxay Dalka Kenya.   […]

farmaajo

Daawo:Madaxwayne Deni oo Casho sharaf u sameeyey Madaxwayne farmaajo iyo masuuliyintii kale

28th January 2019 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa casho sharaf u sameeyey Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxda Maamul Goboleedyada. waxaa […]

gharba

Sawiro:Shirkad kashaqaynaysa Nadaafada ayaa waxaa laga Hirgaliyey Magaalada Garbaharay

27th January 2019 admin 0

Degmada Garbahaarey ee Xaruunta Gobolka Gedo ayaa waxaa laga hirgaliyey Shirkad ka shaqaynaysa Nadaafada waxaa suurta galisay Farxiyo Jeyte “Farxiyo wadani” oo ah shaqsi si […]

No Image

Muuqaal:Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa shaqaalaha xafiiskiisa kulan laqaatay

27th January 2019 admin 0
godax

Daawo:wasiirka Goodax oo ka qayb galay Aqoon iswaydaarsi looga hadlaayo Wax soosaarka dalka

27th January 2019 admin 0

Wasiirka Wasaaradaha Waxabarshada Federaalka Soomaliya Goodax Barre oo uu waheliyo Wasiirka Waxbarashada maamulka Puntland ayaa ka qayb galay Barnaamij Fagaaraha Aqoon iyo is-afgarad oo diirada […]

dab

Daawo:Dab Khasaare hantiyeed sababay oo ka kacay suuqa xerada qaxootiga ee Dhagaxlay

27th January 2019 admin 0
baraka

Daawo:Sadex Qof oo kamida Barakacayaasha muqdisho oo gaajo udhintay

27th January 2019 admin 0

Barakacaay ku nool Kaam ku yaala Magaaladda Muqdisho ayaa sadax ruux ay gaajo ugu dhinteen Barakacayaashaan oo kaso kicitimay Gobolka shabeelada hoose ayaa ka hadlay […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes