Daawo:Dowladii Xasan Shiiq oo uga faa’idayn ummada Somaliyeed Heshiis caafimaad oo Bilaash ah oo turkiga ku deeqay

xasan

Turkiga iyo Soomaliya ayaa waxay kala saxiixdeen heshiis Caafimaad 2013 oo soconaya 5 Sano kaas oo aan ummada looga Faa’dayn.

Heshiiskaan ayaa waxuu dhigaayey in soomaliya loo toobabaro dhaqaatiir iyo kalkaalisooyin waxaana kaloo ku jiray heshiiskan in 200 qof in badan sanadkii caafimaad bilaash ah Dalka turkiga loogu qaado.

Waxaa iyaduna heshiiskaas kamid ahaa qalabayn isbitaalada soomaliya iyo daawo kufilan inay helaan goobaha Caafimaadka.

Hadaba heshiiskaa ayaa waqtigiisii dhamaday ayadoo ummada soomaliyeed looga faa’dayn waxaana fashilkaas ka masuula dowladii Xasan Shiiq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.