Daawo:wasiirka Goodax oo ka qayb galay Aqoon iswaydaarsi looga hadlaayo Wax soosaarka dalka

godax

Wasiirka Wasaaradaha Waxabarshada Federaalka Soomaliya Goodax Barre oo uu waheliyo Wasiirka Waxbarashada maamulka Puntland ayaa ka qayb galay Barnaamij Fagaaraha Aqoon iyo is-afgarad oo diirada lagu saarayo Aqoonayahanka iyo ilaha waxsoo saarka wadanka kaas oo kadhacay Magaalada Garoowe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.