Daawo:Madaxwayne Deni oo Casho sharaf u sameeyey Madaxwayne farmaajo iyo masuuliyintii kale

farmaajo

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa casho sharaf u sameeyey Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxda Maamul Goboleedyada.

waxaa kaloo casho sharaftaan kasoo qayb galay masuuliyiin ka tirsan Barlamanka Soomaaliya, Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi iyo marti Sharaf kale oo kala timid dalka dibadiisa iyo gudihiisa

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.