Daawo:Madaxweyne Waare ayaa Magacaabay wadiiro Xildhibaano ubadan

Madaxweynaha Maammul goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa Wasiirada, wasiirada la magacaabay ayaa ah xildhibaano ka tirsan baarlamanka Hirshabeele.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.