Daawo:Madaxwaynaha dawlad goboleedka Koofur Galbeed oo kulan la qaatay hay’adaha samafalka

Madaxwaynaha dawlad goboleedka Koofur Galbeed oo kulan la qaatay hay’adaha samafalka ee ka hawlgalaya Koofur Galbeed, kaas oo looga hadlay waxtarka mashaariicda ay fuliyeen iyo kuwa haatan la qorshaynayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.