Daawo:Gadiid lagu Dhacay Nawaaxiga Carmo oo katirsan Puntland ayaa Gacanta lagu soo dhigay

Gadiid ay lee yihiin ganacsato reer Puntland ah ayaa waxaa lagu dhacay Nawaaxiga Deegaanka Camro ee Gobolka Bari gadiidkaan ayaa ahaa labo gaari oo nooca dhaadheer ah waxaana soo celintooda qayb wayn ka qaatay Beesha Cali Saleebaan sida uu sheegay Mulkiilaha Gaadiidkaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.