Deni oo loo doortay Madaxweyne Cusub ee Puntland

deni

Doorashada Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland oo ay Maanta ku tartameen 21 Musharax waxaana Wareega Saddexaad ku tartamay Musharixiinta kala ah Saciid Cabdullaahi Deni iyo Asad Cismaan Cabdillaahi waxayna kale heleen codadkaan.

Janeraal Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa helay 31 Cod

Saciid Abdullahi Deni uu Cod 35

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.