Daawo:Balanqaadkii uusameeyey Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni

deni

Madaxwaynaha Cusub ee Dowlad goboleedka Soomaliyeed ee Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa Barlmaanka Puntland ka hor aqriyey Siyaasadiisa haduu ku guulaysto Doorashada Madaxwaynaha Puntland waxuuna Sheegay inuu Wax ka qabano xirirka Puntland iyo Dowlada Federaalka ah ee Somaliya, soo Celinta dhulka kamaqan Puntland, dib u eegista Heshiiska Dekada Bosaaso, ladagaalka Shabab iyadoo aan lakashanayno dowlada Federaalka ah iyo Maamul Goboleedyada iyo Horumarinta kaabaha dhaqaalaha Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.