Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2019

CALI

Daawo:Eng Cali Jaamac Xuseen ayaa Muqdisho kaga dhawaaqay inuu yahay Musharax Madaxweyne Jubaland

31st January 2019 admin 0
No Image

DaawoMaamulka Boosaaso oo dumiyey guryo iyo xarumo ganacsi oo si sharci daro ah loo dhisay

31st January 2019 admin 0
deni

Daawo:Madaxwaynaha Puntland oo la kulmay Safiiro Badan

31st January 2019 admin 0
shakuur

Daawo:Cabdiraxman Cabdishakuur oo Kulan laqaatay Madaxwayne Deni

31st January 2019 admin 0
sharif

Daawo:Xisbi siyaasadedka himilo qaran ayaa garowe kuqabtay dood kusaabsan Doorka Xisbiyada

31st January 2019 admin 0

Xisbi siyaasadedka himilo qaran ee hogaansho Shiiq shariif Shiiq Axmed ayaa garowe kuqabtay dood kusaabsan Doorka Xisbiyada ay ku leeyihiin Xoojinta Qaranimada iyo Dowlada-Wanaaga waxaana […]

qamro

Daawo:Burco: Xukun Lagu Riday Eedaysanayaal Lagu Qabtay Maandooriyaha Khamriga

31st January 2019 admin 0
mahdi

Muuqaal:Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka oo daahfuray shirka xal u helidda Barakacayaasha

31st January 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka Soomaaliya, mudane, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Maanta daah-furay shirka waaxda xal u helidda barakacayaasha Gobolka Banaadir. Kulanka oo looga […]

ugaas

DaawO:Wax garad ka soo kala jeeda Degmada Balanballe iyo Guri-ceel ayaa ka heshiiyay dilkii Marxuun Mahad Raawe

31st January 2019 admin 0

Wax garad ka soo kala jeeda Degmada Balanballe iyo Guri-ceel ayaa ka heshiiyay dil loogu gaytay 25kii bishaan dhamaatay deegaan hoos yimaada Degmada Balanballe, Marxuun […]

No Image

Daawo:Wefdi Ka Socda Dowladda Federaalka Soomaaliya Ayaa gaaray Hobyo

31st January 2019 admin 0

Wefdi Ka Socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay Hogaaminayso Wasiirka Caafimaadka dowlada federaalka ah ee Soomaliya Ayaa Magaalada Hobyo Geeyey Kaalmooyin Bini’aadannimo kuwaas oo aad […]

No Image

Daawo:Taliye Kuxigeenka Booliis ayaa la dar daarmay Gabdhaha Booliiska ah oo La Baray Ilaalinta Xuquuqda Aadanaha Iyo Dastuurka.

31st January 2019 admin 0

Taliye Kuxigeenka Booliiska Generaal Safiye Xuseen iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho yariisow ayaa la dar daarmay Gabdhaha Booliiska ah oo La Baray Ilaalinta […]

No Image

Daawo:Madaxwayne waare oo Diyaaradii uu ku yimid Jawhar aan ka digin isagoo Daaqada kasalaamay

31st January 2019 admin 0

Madaxwyanaha Hirshabeele Maxmed Cabdi waare ayaa waxuu ka qayb galay asago wafti balaaran oo kamida Madaxda Hirshabeele caleemo saarkii Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni. Madaxwayne […]

No Image

Daawo:Qaar ka mid ah Macalimiinta Somaliland oo Mushaar la’aan ka Cabanaya

31st January 2019 admin 0
ciilmiige

Daaw:Gudoomiyaha Xisbiga Xiis oo kulan la qaatay Bulshada Boossaaso

31st January 2019 admin 0

Gudoomiyaha Xisbiga Xiis Ahna Musharaxa U Taagan Xilka Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Cabdilaahi Ciilmooge Xirsi ayaa waxuu kulan soo dhaweyn ah la qaatay Bulshada Boosaaso sida […]

boqorka

Muuqaal:Boqor Burhaan oo ka qayb galin caleemo sarkii Deni ayaa Qardho ku qaabilay Oday Dhaqmeed ka soo jeedaha Jubaland

30th January 2019 admin 0

Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa asagoo kusugan Puntland gaar ahaan Magaalado qardho waxuuna ka qayb galin Caleemo saarkii Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni lamana sheegin […]

ggeele

Daawo:Madaxwayne Geele oo la Kulmay Ururadda Mucaaradka Jabuuti

30th January 2019 admin 0

Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa waxuu kulan kula yeeshay Madaxtooyada dalka Jabuuti Ururada Mucaaradka dalka Jabuuti waxayna kawada hadleen kala duwanaanshaha u dhexeeya […]

Posts pagination

1 2 … 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes