Daawo:Xisbi siyaasadedka himilo qaran ayaa garowe kuqabtay dood kusaabsan Doorka Xisbiyada

sharif

Xisbi siyaasadedka himilo qaran ee hogaansho Shiiq shariif Shiiq Axmed ayaa garowe kuqabtay dood kusaabsan Doorka Xisbiyada ay ku leeyihiin Xoojinta Qaranimada iyo Dowlada-Wanaaga waxaana Dooda ka qayb galay waxgarad, dhalinyaro, Aqoon yahano iyo siyaasiyiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.