Kismaayo:Odayaal lagu Qasbay inay kahor yimaadeen shir kasocda Magaalada Garbahaaray

Magaalada Kismaayo waxaa shir ku qabtay Odayaal Axmed madoobe ku qasbay inay telefishinkiisa ka shaaciyaan inaan loo dhameen shirka kasocda Magaalada Garbaaharay ee gobolka Gedo, odayaashaan ayaan marnaba loo ogalaan inay ka hadlaan Dilka, kufsiga, dhaca Hantida Shacabka Jubbaland iyo Masaafurinta Xildhibaanada Jubbaland uu kuahyo Axmed madoobe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.