Daawo:MadaxwayneDeganka soomalida ayaa kulan laqaatay wafdi kasocda Midowga Yurub

mustafe

Madaxwaynaha Deegaanka Soomalida Mustaf Cagjar ayaa Magaalda Jigjiga kulan kula qaatay Masuuliyiin sare oo kasocday midawga reer yurub, Madaxwaynaha Mustafe Cagjar ayaa Waftigaan Midowga Yurub uga warbixiyey Tacadiyada ka dhacay deegaanka Soomalida iyo isbadalada hada kasocda.

Tan iyo Markii la doortay Madaxwayne Muistafe Cagjar waxaa deeganka Soomalida kusoo qul qulaya masuuliyiin sare oo kasocda midowga Yurub iyo America.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.