Daawo:Ilaalada Axmed Madoobe iyo NabadSugida Kismaayo oo ay ku Cadaatay inay ahayeen Askartii Cabdi ilay

khaalid

Madaxweynaha deegaanka Soomalida mudane mustafe muxumed cumar ayaa booqday jeelka asluubta ee Gobolka faafan isagoo halkaasi kula kulmay qaar kamid ah maxaabiis dambiyo loo haysto oo iyagu qayb ka ahaa tacadiyadii kadhacay deegaanka Soomalida.

Maxaabiistii uu la kulmy Madaxwayne Mustafe Cagjar ayaa waxaa kamida ahaa Axmed Daahir “Geelqayilay” oo ahaa Kuxigeenkii hore ee Hogaanka Nabadgalyada Maamulka Cabdi Ilay oo ku caanbaxay dhibaataynta shacbka soomaaligalbeed, Mar uu ka warbixinayey Shacab ay laayeen ayuu waxuu sheegay ragii Amarka Bixinaayey inuu kamid ahaa Taliyaha Nabadsugida Jubbaland khaalid sheekh Cabdulaahi.

Magaalada Kismaayo waxaa kusugan kana mid Ilaalada Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo Nabadsugida Kimaayo ragii dhibaatada Ka gaysta ydeegaanka Soomalida gar ahaan Xabsiga Jeel ogaadeenya, waxaa kaloo ragaan kasoo firxaday JIgjiga dil, dhaawac,kufsi iyo boobka Hantida shacabka jubbaland ka gaysteen magaalda Kismaayo taas oo shacabka Jubbaland marar Badan ka hadleen.

Madaxwaynaha Deeganka Soomalida Mustafe Cagjar ayaa horay u sheegay in dadkii Jeel ogaadeenya iyo deeganka soomalida dhibka ka gaystay ay u carareen Jubbaland, Puntland iyo Soomalida

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.